» Nasrudiin.com | Kala Faham Xaqqa iyo Baadilka
DUCOOYIN
DUCOOYIN
SUBAC RAXANWEYN
Juzka 1.aad Views: 7203
Juzka 2.aad Views: 1386
Juzka 3.aad Views: 954
Juzka 4.aad Views: 770
Juzka 5.aad Views: 845
Juzka 6.aad Views: 1029
Juzka 7.aad Views: 605
Juzka 8.aad Views: 556
Juzka 9.aad Views: 537
Juzka 10.aad Views: 627
Juzka 11.aad Views: 564
Juzka 12.aad Views: 546
Juzka 13.aad Views: 668
Juzka 14.aad Views: 510
Juzka 15.aad Views: 603
Juzka 16.aad Views: 537
Juzka 17.aad Views: 557
Juzka 18.aad Views: 546
Juzka 19.aad Views: 584
Juzka 20.aad Views: 697
Juzka 21.aad Views: 699
Juzka 22.aad Views: 716
Juzka 23.aad Views: 682
Juzka 24.aad Views: 1027
Juzka 25.aad Views: 970
Juzka 26.aad Views: 994
Juzka 27.aad Views: 1068
Juzka 28.aad Views: 1583
Juzka 29.aad Views: 2700
Juzka 30.aad Views: 10674
ISLAMIC LINKS

ahlusunna

mustaqiim.com

nuuruliimaan

shaaficiyah

 
Is xisaab inta aan lagu Xisaabin!!
This article has been Published at: 16-01-2009 and has been viewed 9258 times
Bismillah Al-xamdulilaah wasaalaatu wa salamu calaa rasulillah.

Waxaa farxad galinaya shabakadda nasrudiin.com in ay idiin soo gudbiso qoraalkan kooban, run ahaantii qofkii si facan u akhriyaa kana fakiraa waxaa laga yabaa in ay natiijo fiican u soo baxdo. hadaad suaalahan haa oga wada jawaabtid waxaa laguu rajaynayaa khayr, hadii ay badato maya waxaa lagaa rabaa in aad ku dadaashid meelaha aad ku liidatid
Walaal Haddana waxaan halkan kugu soo gudbinaynaa su'aalihii.

»» Si sax ah ma u taqanaa macnaha kalmadda Tawxiidka ee La ilaaha illa Allahu Muxammadu rasulu Allahi? Ilaah xaq lagu cabudaa ma jiro oon Allah ahayn, Muxammadna waa Rasuulkii Allah
»» Shanta Salaadood si fiican ma u tukataa?
»» Ma soontaa Bisha barakaysan ee Ramadaan?
»» Ma la baxdaa Sadaqo, Zakase ma bixisaa?
»» ma Xajiday hadaad xoolo leedahay?
»» Ma aqrisataa Fariintii Alle- Al-qur'aan?
»» mase fahantay fahamkii Saxaabta oo kale?
»» Ma ku dayatay rasuulkeeni Calayhi salaam?
»» Ma iska Ilaalisaa Bidcada maalin kasta?
»» Ma ka fogaatay in aad ka mid noqotid Axzaabta maanta jirta?
»» ma tahay salafi ku Xiran Jiilkii hore ee saxaabada la jaanqaaday?
»» ma ugu yeertaa dadka Alle xagiisa?(inta aad cilmiga u leedahay)
»» ma fartaa dadka falalka wanaagsan?
»» ma ka rebtaa dadka falalka xun?
»» ma badisaa Xasuusta Alle?
»» Ma u diyaar garoowday la kulanka Alle?
»» Ma ku hamidaa Jannada Al-fardawsa Al-aclaa?
»» ma ka baqdaa galista naarta Al-jaxiima?
»» Ma ku salidaa Nabiga calayhi salaam?
»» ma ka ilaali saa quudkaada xaraanta?
»» ma yahay Hugaagu dhar islaam?
»» ma xaq dhawrtaa Dariskaada?
»» ma siisaa maskiinta cunto?
»» ma ka fakartaa sida aad ehelkaada iyo ubadkaada aad naarta oga badbaadin lahayd?
»» ma ka mid tahay Xizbiga Alle?
»» ma iska ilaalisaa Xizbiga Shaydaanka-waa wax kasta oo kala geynaya Muslimiintee?
»» ma ka warhaysaa muslimiinta xalkooda?
»» ma ka toobad keentaa Dunuubtaada?
»» Ma ka ilaalisaa Carrabkaada hilbka dadka- waa xantee?
»» ma tahay Shaqadaada ama kasabkaada xalaal?
»» ma u sahay qaadatay Aakhiradaada?
»» ma ka faa'idaysatay waqtiga aad cafimaad qabtid.?

Waxaa halkaa noogu dhamaaday su'aalihii ubahnaa jawaab dhab ah oo qalbiga ka timid.
waxaan Alle weydiisanaynaa in uu xaqqa nagu sugo oo naga yeelo kuwa ku camal falo amiin.

 
COMMENTS ( 0 )
ADMIN LOGIN
USERNAME
PASSWORD
MAQAALLO
AKHRINTA QUR'AANKA
Juzka 1.aad Views: 5715
Juzka 2.aad Views: 1241
Juzka 3.aad Views: 845
Juzka 4.aad Views: 680
Juzka 5.aad Views: 658
Juzka 6.aad Views: 612
Juzka 7.aad Views: 574
Juzka 8.aad Views: 558
Juzka 9.aad Views: 474
Juzka 10.aad Views: 556
Juzka 11.aad Views: 575
Juzka 12.aad Views: 501
Juzka 13.aad Views: 579
Juzka 14.aad Views: 503
Juzka 15.aad Views: 534
Juzka 16.aad Views: 536
Juzka 17.aad Views: 445
Juzka 18.aad Views: 511
Juzka 19.aad Views: 626
Juzka 20.aad Views: 571
Juzka 21.aad Views: 619
Juzka 22.aad Views: 556
Juzka 23.aad Views: 544
Juzka 24.aad Views: 634
Juzka 25.aad Views: 678
Juzka 26.aad Views: 798
Juzka 27.aad Views: 953
Juzka 28.aad Views: 1290
Juzka 29.aad Views: 1521
Juzka 30.aad Views: 4556
© 2009 Nasrudiin.com All Rights Reserved